News
Somalia Foreign Minister Lashes Out at Pro-Al-Shabaab Tweet by Finnish-Somali Politician in Hargeisa
Mogadishu (PP News Desk) — The Foreign Minister of the Federal Republic of Somalia, Ahmed Moallim Fiqi, responded to a tweet ...
The planned local government elections in Mogadishu are a testament that the federal system is working,… Sii akhri ...
Muqdisho (Faallo PP) — Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa ayaa shalay booqday Adhicaddeeye, halkaas oo uu kaga qeybgalay… Sii akhri ...
Waxay ahayd dhaqan aan Soomaaliya looga baran intii muddo ahayd, waliba aan laga fileyn nidaamka uu hoggaamiyo Xasan Shiikh ...
Ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta si toosa u bilaabay hawlgal sifayn ah oo dhammaystir u ah wejiga saddexaad ee hawlgalka Calmiskaad oo meel geba-gabo ah maraya. Ciidamada dowladda Puntland oo ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa xalay ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya maamul rasmi ah u aqoonsatay SSC-khaatumo.
The National Communications Authority (NCA) of Somalia has officially granted operational license approval for… Sii akhri ...
Xildhibaanada labada Golle ee Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Somaliland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in aad uga xun yihiim hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi ...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay in SSC-khaatumo lagu casumay Shirka Madasha Wada-Tashiga Qaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in maamulka SSC-khaatumo lagu casumay Shirka soo socda ee Madasha ...
Roobabka gu’ga ayaa ka curtay degaanno ka tirsan Puntland oo jiilaal adag iyo biya yaraani ka jirtay waxaana meelaha qaarkood ka da’ay roobab mawjiid ah oo daadad sababay. Wararka ka imaanaya degaanka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyey xarunta Barlamaanka SSC-Khaatumo, ayaa sheegay loo baahan yahay midnimo iyo wadajir ummadeed oo ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results