News

The President of the Federal Republic of Somalia, Dr Hassan Sheikh Mohamud, recently commended the importance… Sii akhri ...
Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo carruur u dhashay dalalka Suuriya, Yemen iyo Soomaaliya, kuwaasi oo ka ...
Madaxtooyada Puntland ayaa dhawaanahan riixaysa olole ku saabsan in meesha laga saaro qaar kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka PEC,oo ay ku jiraan mas’uuliyiinta ugu sarreeya guddigaasi.
Xukuumadda Puntland ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca ku yimid dhaqaalihii caalamku ku ka bijirey horumarinta adeegyada caafimaadka ee degaamada Puntland. Wasiirka wasaaradda caafimaadka ...
Xeer Ilaaliyaha guud ee SSC-khaatumo, Avv. Cabdillaahi Xirsi ayaa ka warbixiyay dilkii habeen hore magaalada Laascaanood loogu geystay khabiir amni, Faarax Caydiid Jaamac oo ku magac dheeraa (Bariis), ...
Xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni oo tan iyo bilowgii kacdoonkii Laascaanood sheegaysay in aysan marna qeyb ka noqon colaaddii SSC-khaatumo iyo Somaliland ayaa maanta markii u horraysay qiratay in ay ...
The SSCK administration has launched an investigation into the death of Jama Aidid, who was affiliated with the Ethiopian ...
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal xooggan ka fuliyay buuraha Calmiskaad ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka sifeeyay togga Moqor, halkaasi oo ay ku dileen xubno ka tirsan kooxdaasi oo ...
Faarax Caydiid Jaamac (Bariis) oo ka mid ahaa saraakiisha qunsuliyada Itoobiya ee Garowe, ahaana khabiir dhanka amniga ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta SSC-Khaatumo. Faarax ...
Siyaasi Maxamuud Shiddo oo wareysi bixiyay ayaa calaamad su’aal saaray caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ay mar saaxiibow dhaw ahaayeen, balse haatan ay siyaasadda ku kala ...